Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo oo gaaray Kismaayo

gedo

Guddomiyaha hore gobalka Gedo ee Maamulka Jubaland Maxamed Muxumed Aadan ayaa garay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland

Gudoomiyaha hore ee Gobolka Gedo ayaa waxaa barxada FGaroonka kismaayo kusoo dhaweeyey Masuuliyiin xilalka horay looga qaaday oo ka mid yahay wasiir dowlihii hore ee Jubbaland Maxamed Kaliil, Gudoomiyihii hore Magaalada Luuq Gardhuub, gudoomiye kuxigeenkii hore ee Bardheere iyo wasiirka cafaaimaadka Jubbaland.

Gudoomiyihii hore ee Gobolka gedo MM ayaa safar uga yimid Magaalada Nairobi halkaas oo uu ku booqday Magaalada ku meel gaarka ah ee Jubbaland oo mudooyinkii dmabe ku xanuunsanaa Magaalada nairobi ee dalka Kenya.

Dowlada soomaaliya ayaa Maamul u magacowday Gobolka Gedo kuwaas oo uu Gudoomiye u yahay Macalimu.

1 Comment

  1. Reer Gedo oo sidii caadada u ahaydba iyaku is bahdilaya ayaa u jeedaa,jubada dhexe iyo nubada noose oo LA isku daray Gedo ayaa ka weyn,sides buy O’Day yar oo qabri bayax ka timid thug ah,alshabaab ah haddana Kenya u shaqeeya iciin xukumaa? Oo aad ugu kala ordaysaan? Dhulkii baa LA’ idinka qaadanayaa ogaada, maanta Kenyatigu adduunyada waxay ka dhaadhicinayaan qabiil!ka 3 da gobolka we Jubooyinka ugu badan in at yihiin Ogadeen!!!!Axmaq macoowe hadda Jubooyinka wuxuu ugu Babar wacday Onlf haraacigoodii adinkuna sidii xoolihii baad u daawanaysaan,oo waliba Kisimai ugu sii kala ordahsaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.