Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2020

deni

Daawo:Puntland oo ka hadashay Ciidmada Danab iyo Qoor Qoor oo kusoo wajahan

29th February 2020 admin 0

Maamulka Puntland ayaa waxay ka hadleen Dagaaladii ka dhacay Galmudug kaas u dhaxeeyey Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Ahlusuna waxayna ku tilmaameen Dulmi ay Dowlada ku […]

macalin

Daawo:Shacabka Caabudwaaq oo ku baaqay Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamed Xabsi Loo taxaabo

29th February 2020 admin 0

Shacab weynaha Magaalada Caabudwaaq oo si weyn ooga hadlay iska hor imaadkii dhusamareeb iyo qabashadii Shiikh shaakir ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Federaalka ah ee […]

puntland

Wasiirka amniga Puntland Badhan kulan kula qaatay guddiga amniga

29th February 2020 admin 0

Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu weheliyo taliyaha ciidamada difaaca Puntland ayaa Badhan kulan kula qaatay guddiga amniga gobolka Sanaag waxaana laga […]

mursal

Daawo:Gudoomiyaha Barlamanaka Soomaliya oo gaaray Dalka Jabuuti

29th February 2020 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray Caasimadda Dalka Aynu walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda […]

macalin

Daawo:Macalin Maxamud oo sheegay Inuu Tanaasulay

29th February 2020 admin 0

Madaxa Ahlusunna Macalin Maxamuud oo isu dhiibay Ciidanka dowladda  ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb. Macalin Maxamuud ayaa sheegay inay ka tanaasuleen […]

Bayle

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Madaxda Hay’ada IMF

29th February 2020 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee Carriga Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta Hey’adda lacagta aduunka Kristalina_Georgieva. Wasiirka […]

shiiqshaakir

Daawo:Shiiq Shaakir oo raali galin ka bixiyey Fowdadii uu ku kacay

29th February 2020 admin 0

Shiiq Shaakir oo warbaahinta la hadlay Ayaa sheegey in Hubkoodii Iyo Ciidankoodii ay ku wareejiyeen Saraakiisha Ciidanka Dowlada, Kadib dagaal culus Oo shaley ka dhacey […]

Injji

Daawo:Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo is dhiibay

29th February 2020 admin 0

Hogaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sh Xassan iyo Sh. Shaakir ayaa isku dhiibey Ciidamada Dowlada Faderaalka. Ciidamadii iyo gaadiidkii dagaal ee Xerada ku jiray kuwaasi oo […]

shiiqshaakir

Daawo:Wararkii ugu Dambeeyey dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb

28th February 2020 admin 0

Inta badan Ciidamadii Ahlusunna ee ka dagaalamayay Xarunta Inji ayaa isku dhiibay Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Maamulka Galmudug, waxaan istaagtay Xabadii ka dhacaysay Gudaha […]

puntland

Daawo:Puntland oo ku dhawaaqday Dagaal kadhana Somaliland

28th February 2020 admin 0

Wasiirka Amniga dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu weheliyo taliyaha ciidamada difaaca Puntland ayaa booqday fariisimaha ciidamada dawladda ee magaalada Yubbe ee gobolka Sanaag. […]

Bayle

Daawo:30 Sano Kadib xiriirka Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka oo soo laabtay

28th February 2020 admin 0

Guddiga sare bangiga Aduunka ayaa qaaday talaabo ay ku soo celinayaan xiriirkii Bangigu lalahaa Soomaaliya sodon sano kadib, Tani waxay albaabka u furaysa fursadaha Soomaaliya […]

dagaal

Dagaal Mar kale ka Qarxay Magaalada Dhuusamareeb

28th February 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa mar kale ka qarxay Dagaal Culus kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo kuwa Daacada u […]

cw

Daawo:Taliska Boliiska Caabudwaaq oo isbadal Lagu sameeyey

28th February 2020 admin 0

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacaday Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayaan Taliyiyihii hore Saldhiga Booliiska Nuur Cilmi Maxamed iyo taliyaha cusub Qalbi […]

Galmudug

Daawo:Madaxda Galmudug oo loogu Baaqay inaan Beesha Facaye laga qadin wasiirada Galmudug

28th February 2020 admin 0

Qaar kamir ah Dhalinyarada Aqooyahanada ee kasoo jeeda gobolka Gado iyo waqooyiga Galgaduud ayaa kulan is xog wareysi ah isugu yimid Magaalada Muqdisho kaas oo […]

Farmaajo

Soomaaliya oo Kenya ka dalbatay inay joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya

27th February 2020 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni […]

Posts pagination

1 2 … 16 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes