Daawo:Madaxda Galmudug oo loogu Baaqay inaan Beesha Facaye laga qadin wasiirada Galmudug

Galmudug

Qaar kamir ah Dhalinyarada Aqooyahanada ee kasoo jeeda gobolka Gado iyo waqooyiga Galgaduud ayaa kulan is xog wareysi ah isugu yimid Magaalada Muqdisho kaas oo looga Hadlaayey Sidii Beesha Facaye uga Heli lahayd Saamiga Wasiirada Galmudug ee lamagacaabi Doono.

Dhalinyaradaan ayaa Madaxda Galmudug iyo Ugaas Beesha Sade ugu Baaqay inay ka shaqeeyaan sidii Beesha Facaye ay Sami ugu yeelan Lahayd Madaxda Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.