Daawo:Taliska Boliiska Caabudwaaq oo isbadal Lagu sameeyey

cw

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacaday Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayaan Taliyiyihii hore Saldhiga Booliiska Nuur Cilmi Maxamed iyo taliyaha cusub Qalbi Axmed Cali, taas oo ay kasoo qay galeen Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Masuliyiin ka socda Taliska Boliiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.