Dagaal Mar kale ka Qarxay Magaalada Dhuusamareeb

dagaal

Magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ayaa waxaa mar kale ka qarxay Dagaal Culus kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Galmudug iyo kuwa Daacada u ah Shiiq Shaakir.

Dagaalkaan oo ah mid Culus ayaa saakay ku bilowdey Rasaas goos goos ah hadda waxaa laysu adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan lama oga qasaaraha uu gaystay dagaalkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.