Daawo:Wararkii ugu Dambeeyey dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb

shiiqshaakir

Inta badan Ciidamadii Ahlusunna ee ka dagaalamayay Xarunta Inji ayaa isku dhiibay Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Maamulka Galmudug, waxaan istaagtay Xabadii ka dhacaysay Gudaha Magaalada dhuusamareeb

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.