Daawo:Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo is dhiibay

Injji

Hogaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sh Xassan iyo Sh. Shaakir ayaa isku dhiibey Ciidamada Dowlada Faderaalka.

Ciidamadii iyo gaadiidkii dagaal ee Xerada ku jiray kuwaasi oo ahlusuno lahyd ayaa iyaguna si buuxda ugu wareegay dhanka Dowlada .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.