Wasiirka amniga Puntland Badhan kulan kula qaatay guddiga amniga

puntland

Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo uu weheliyo taliyaha ciidamada difaaca Puntland ayaa Badhan kulan kula qaatay guddiga amniga gobolka Sanaag waxaana laga soo saaray qodobo amniga lagu adkaynayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.