Daawo:Shacabka Caabudwaaq oo ku baaqay Shiiq Shaakir iyo Macalin Maxamed Xabsi Loo taxaabo

macalin

Shacab weynaha Magaalada Caabudwaaq oo si weyn ooga hadlay iska hor imaadkii dhusamareeb iyo qabashadii Shiikh shaakir ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya inay Xirto Macalin Maxamuud iyo Shiiq Shaakir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.