Daawo:Puntland oo ka hadashay Ciidmada Danab iyo Qoor Qoor oo kusoo wajahan

deni

Maamulka Puntland ayaa waxay ka hadleen Dagaaladii ka dhacay Galmudug kaas u dhaxeeyey Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Ahlusuna waxayna ku tilmaameen Dulmi ay Dowlada ku burburinayso Maamul goboleedyada.

Dhanka kale Puntland waxay ka hadleen Madaxwaynaha Galmudug Qorqoor oo waheliyaan Ciidamada Xaramcad iyo Danab oo kusoo Wajahan Galkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.