Diyaaradaha Kenya oo duqayn ka gaystay Gobolka Gedo

diyarad

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya Diyaaradaha Dagaalka Dalka kenya ay Xaley Duqeymo Xoogan u Geysteen degaano kamida Gobolka Gedo.

Duqeymahaan ay diyaaradaha kenya geysteen gobolka Gedo Ayaa la Sheegayaa iney Geysteen Qasaare Baahsan waxaana kamida deganada ay duqeyeen diyaradaha tuulooyin hoosta degmada ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.