Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2020

safiir

Safiirka Uk oo kulan la qaatay Guddiga Dhammaystirka Sharciga Doorashooyinka

31st March 2020 admin 0

Guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhammeystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa kulan is xogwareysi ah oo ku saabsan dhammeystirka xeerarka doorashooyinka la qaatay safiirka Ingiriiska […]

luuq

Daawo:Luuq Olole bulshada looga wacyigalinayo Coronavirus oo laga sameeyay degmadaas.

31st March 2020 admin 0

Dhalinyarada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta bilaabay Olole wacyigelin Oo ku Aadan Cudurka Coronavirus waxaana dhalinyarada Ay socod ku soomareen wadooyinka Magalada Iyagoo […]

telefishinka

Daawo:Telefishinka Qaranka oo soo daayey Ganacsato eedeynaysa Taliska Asluubta

31st March 2020 admin 0

Shalay bay ahayd Markii Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan digniin u diray shirkadaha iyo shaqsiyaadka boobka ku haya dhulka ciidanka Asluubta. Maanta ayaa […]

asluub

Daawo:Taliyihii Ciidanka Asluubta oo ka digay boobida Hantida Ciidanka

31st March 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan ayaa digniin u diray shirkadaha iyo shaqsiyaadka boobka ku haya dhulka ciidanka Asluubta.

mareeye

Daawo:Wasiirka Wasaarada oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta

31st March 2020 admin 0

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta , Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed. Labada dhinac ayaa isla […]

Wasiir

Dowladda Soomaaliya oo go’aamisay in la xiro dugsi Quraanka

31st March 2020 admin 0

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culimada Soomaaliyeed ayaa go”aamiyay in la xiro goobaha barashada Diinta,dugsiyada iyo Mowlacyada,islamarkaana dadweynaha kula taliyay in […]

Daawo

Qaar kamida Maamul Goboleedyada oo gar gaar Caafimaad la gaarsiiyey

31st March 2020 admin 0

Wasaaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda soomaaliya  ayaa maanta qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka Corona udirtay maamul goboleedada Galmudug iyo Hirshabeelle Deeqdaan […]

Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo ay yeesheen  IGAD

30th March 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay kaga arrinsanyeen khatarta cudurka Koroona […]

Punt

Sawiro:Guddoomiyihii gobolka nugaal oo aas Qaran loo sameeyay

30th March 2020 admin 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay, Aas Qaran oo loo sameeyay guddoomiyihii gobolka Nugaal Allaha u naxariisto Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi […]

tacsi

Jaaliyada GalJubba ee London oo ka Tacsiyeysey Geeradii Allaha Unariistee Xaawo Xirsi Geele

30th March 2020 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee London dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad Galjuba ee hoos qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan […]

Cumar

Sawiro:Maamulka gobolka banaadir oo amray in la joojiyo isu imaatinada bulshada

30th March 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho Mudane  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa xalay shir guddoomiyay shirka Todobaadlaha ee maamulka Gobolka banaadir, kaasi oo ka […]

Farmaajo

Madaxweynaha Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida guddoomiyihii Gobolka Nugaal

30th March 2020 admin 0

Madaxtooyada JFS waxa ay ka tacsiyeynaysaa geerida xanuunka leh ee Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gu’ Jir) oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray […]

Qarax ka dhacay Garoowe oo Qasaare Gaystay

29th March 2020 admin 0

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya Qof ismiidamiyey inuu isku Qarxiyey Gaari ay saarnaayeen Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan […]

muse

Somaliland oo laga Helay 4 Qof oo qabta CoronaVirus

29th March 2020 admin 0

Dawlada jabuuti ayaa sheegtay in lahelay afar kiisoo oo kale oo qaba cudurka Coron Virus, waxaanay sheegeen afartaa qof in lagu qabtay Kaantaroolka Lowyacado. Dawladda […]

cabdala

Maxaad kala socotaa Faa’iidada iyo Dhibaatada uu Leeyahay Social Media?

29th March 2020 admin 0

Macalin Cabdulaahi Macalin oo ah barre sare Quluumta Computerka ayaa waxuu Idaacada VOA uga waramay Dhibaatada iyo Faa’iidada uu lee yahay Social Media kaas oo […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes