Daawo:Wasiirka Wasaarada oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta

mareeye

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta , Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Labada dhinac ayaa isla gartay in ay yeeshaan wada shaqeyn isla markaana Warbaahinta Qaranka laga sii daayo barnaamijyo ay wada jir u qaban doonaan Wasaaradda Warfaafinta iyo xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed oo ay hogaamiyaan aqoonyahano Soomaaliyeed.

Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda warfaafinta ayaa waday dadaalo xoogan oo ay lagu hormarinaayo tayada Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.