Qarax ka dhacay Garoowe oo Qasaare Gaystay

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya Qof ismiidamiyey inuu isku Qarxiyey Gaari ay saarnaayeen Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir) iyo Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli.

Dhaawaca Masuuliyiintaan ayaa la geeyey Isbitaalka Guud ee Magaalada Garowe wax wara oo kasoo baxay Laamaha Aminga ee Puntland majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.