Daawo:Luuq Olole bulshada looga wacyigalinayo Coronavirus oo laga sameeyay degmadaas.

luuq

Dhalinyarada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta bilaabay Olole wacyigelin Oo ku Aadan Cudurka Coronavirus waxaana dhalinyarada Ay socod ku soomareen wadooyinka Magalada Iyagoo tagay goobaha ay dadka kubadan yihiin Si ay u gaarsiiyaan fariinta wasarada Caafimaadka Waxaana ay bulshada ugu baaqeen in ay ku dadaalaan nadaafada si Markaasi Looga hortago cudurkan.

Warbixinta Kaafi Aadan Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.