Daawo:Telefishinka Qaranka oo soo daayey Ganacsato eedeynaysa Taliska Asluubta

telefishinka

Shalay bay ahayd Markii Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan digniin u diray shirkadaha iyo shaqsiyaadka boobka ku haya dhulka ciidanka Asluubta.

Maanta ayaa Telefishinaka qaranka Soomaliyeed sii daayey waxaan nidaamka Warbaahinta qaranka looga Baran oo ah inay Maamulka Shirkadda Dhul iyo Guri ay isticmaalaan warbaahinta qaranka si ay iskaga Difaacaan eedeymaha kaga yimid Ciidanka Asluubta Soomaliyeed.

arinkaan uu ku kacay Telelfishinka qaranka Soomaliyeed ayaa ah inay qaateen lacag sida warbaahinta Gaarka loo lee yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.