Daawo:Macalin Maxamud oo sheegay Inuu Tanaasulay

macalin

Madaxa Ahlusunna Macalin Maxamuud oo isu dhiibay Ciidanka dowladda  ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb.

Macalin Maxamuud ayaa sheegay inay ka tanaasuleen Go’aankii siyaasadeed ee Galmudug, isla markaana ay la shaqeyn doonaan dowladda Federaalka iyo maamuka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.