Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2020

ciid

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo loo doortay Cali Ciid

2nd February 2020 admin 0

Wareega Labaad ee Doorashada Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa soo Dhamaatay waxaana ku tartamayey oo isugu soo haray Laba Musharax oo sidaan ukala helay codadka: 1) […]

Qoor

Akhriso:Madaxwaynihii Doornaa oo Dhuusamareeb Lagu Dooraty

2nd February 2020 admin 0

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa Goordhow Magaalada Dhuusamareeb ku doortay Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal […]

Galmudug

Toos u Daawo Doorashada Madaxda Galmudug oo dhuusamareeb ka bilaabatay

2nd February 2020 admin 0

Waxaa Magaalada dhuusamareeb Ka bilaabatay Doorashada Madaxwaynaha iyo Kuxigeenka Galmudug.

Amison

Amaanka Dhuusamareeb oo la adkeeyey iyo Doorashada Madaxda Galmudug oo dhawaan Bilaabanaysa

2nd February 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug. Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug ku tartamaya oo […]

Shaakir

Daawo:Beesha Cayr oo taageertay Dhismaha Galmudug Digniina u dirtay Shiiq Shaakir

1st February 2020 admin 0

Kulan lagu taageerayay dhameystirka dhismaha maamulka Galmudug loogana soo Horjeedo Fowdada Shiiq Shaakir oo ay soo qabanqaabiyeen waxgaradka beesha Cayr ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb […]

diriri

Daawo:Xaflad Sagootin oo London loogu sameeyey Gudoomiyaha Jamacada Ummada Fareeceeda Galmudug

1st February 2020 admin 0

Magaalada London ee Caasumada Dalka Ingiriiska waxaa ka dhacay Munaasabad sagootin loogu sameeyey Gudoomiyaha Jaamacada Ummada Faraceeda Galmudug Mudane Maxmuud Maxamed Dirir oo Mudooyinkii dambe […]

rashin

Daawo:Deeq raashina oo la gaarsiisay gobolada Sool Sanaag Iyo Buhoodle.

1st February 2020 admin 0

Qaar kamida Gobolada Sanaag iyo Sool ayaa waxaa kajira Cunto yaraan gaar ahan dadka barakacayaasha ku nool Deegaanadaas.

galmudug

Daawo:Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay Doorashada Galmudug inay bari dhici doonto

1st February 2020 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa sheegay in doorashadda Madaxweynaha ku xigeenkiisa ay ku dhici doonto xilligii loogu tala galay. Waxaa […]

mursal

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka Dib ugu soo laabtay

1st February 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Dalka Burkina Faso […]

Saynab

Daawo:Marwada Kowaad ee Dalka oo kulan la qaadatay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Turkiga

1st February 2020 admin 0

Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa magaalada Ankara kulan kula qaadatay Wasiirka Caafimaadka ee dalkaTurkiga iyo Masuuliyiinta Hay’adda TIKA. Marwo Saynab ayaa Dowlada […]

aqalka sare

Aqalka Sare oo maanta ka doodaya Sharciga Doorashada

1st February 2020 admin 0

Xildhibaannada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka […]

puntland

Daawo:Goodax Bare oo ka digay in la siyaasadeeyo Mustaqbalka Dhalinta Puntland

1st February 2020 admin 0

wasiirka waxbarashada Dowla Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa uga digay Siyaasiyiinta danaha Gaarka leh ee Puntland inay Siyaasadeeyaan Mustaqbalka Dhalinta Puntland. Dhanka […]

Posts pagination

« 1 … 15 16

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes