Daawo:Goodax Bare oo ka digay in la siyaasadeeyo Mustaqbalka Dhalinta Puntland

puntland

wasiirka waxbarashada Dowla Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa uga digay Siyaasiyiinta danaha Gaarka leh ee Puntland inay Siyaasadeeyaan Mustaqbalka Dhalinta Puntland.

Dhanka Kale Wasiir Goidax waxaa kaloo sheegay Arday aan galin Imtixaadka Guud ee dugsiyada sarre inuusan Qaadanayn Shahaadada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.