Daawo:Soomaaliya oo taageero u muujisey Shacabka Reer Falastiin

Mursal

Shirkii Barlamaanada Islaamka ayaa lagu soo gaba gabeeyey Caasumada Dalka Burkino faaso waxaana dalka Soomaliya ku matalaayey Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxmed Mursal waxuuna Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shirkaas isagoo marka hore ka hadlay Horumarka Soomaliya Sameysay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.