Daawo:3 Xildhibaan oo Sanado aan tagin Gedo ayaa sheegay in laga hor istaagay inay u dhoofaan Gobol Gedo

alankey

Sadex Xildhibaan oo katirsan Barlamaanka Soomaliya, Gobolka Gedona ugu dambeysay Maarkii la doortay ayaa waxay dowlada Soomaliya ku eedeeyeen inay ka hor istaagtay inay u dhoofaan Gobolka Gedo.

Xildhibanadaan ayaa ka qayb galay caleemo saarkii Axmed Madoobe markii uu isdoortay waxayna diideen inay ka hadlaan Dhibaatooyinka ka jira gobolka Gedo oo ugu horeeyaan Dhibka Axmed madoobe ku hayo iyo kan ay ku hayso Dowlada Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.