Wasiir Qorshaynta Jubbaland oo iscasilay Kadib Fakashadii Wasiir Janan

janan

Wasiirkii qorshaqeynta Jubbaland Aadan Aw-Xirsi ayaa iska casilay xilkii wasiirnimo kadib markii sida uu yiri maamulka Jubbaland uu gacansiiyey wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan kaas oo ka fakaday Xabsi ku yaala Magaalada Muqdishu kaas oo Gaaray Magaalada Kismaayo.

Qoraal uu soo dhigay Wasiirka qorshaynta Jubbaland Aadan aw Hirsi Barihiisa Social Media ayaa waxuu ku sheegay sidaan.

Laga billaabo maanta, waxaan iska casilay xilkii Wasiirnimada ee Wasaaradda Qorshaynta Jubaland. Damiirkaygu ma oggola in aan qayb ka sii ahaado maamul u dabbaal-dega oo hooy siiya nin caddaaladda ka baxsanaya oo ku eedaysan ku xad-gudub xuquuqda aadamiga ayuu yiri” Aw-Xersi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.