Daawo:Safiirka Soomaliya ee dalka Turkiga oo iska Fogeeyey Eedeymo loo soo Jeediyey

safiirtur

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Turkiga Ambassador Jaamac Cabdullaahi Maxamed {Caydiid} oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa yiri mar uu ka jawaabayey eedeymo loo soo jeediyey oo ahaa inay dad aan wali daawadii dhameysan qasab lagu celinayo ayaa yiri “Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkigu Shaqo kuma lahan Dib u celinta dadkii Soomaaliyeed ee Xaaladda Caafimaad ay Dawladda Turkigu usoo Qaaday”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.