Wasiirka Amniga Jubbaland ayaa kasoo dagay Dekada Kismaayo

Janan

Wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xassan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan) ayaa Gaaray Magaalada Kismaayo isagoo Maray dhinaca Bada.

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan ayaa dhawaan ka baxsaday Xabsigii uu ku xirnaa ee Magaalada Muqdisho waa sida ay sheegtay Taliye kuxigeenka Boliiska Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.