Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

maamul

Daawo: Toos Xiritaankii shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada waqtigooda dhamaday oo garoowe kasocoda

25th October 2018 admin 0

Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul Goboleedka Puntland waxaa kasocda Xiritaankii Shirka Maamul Goboleedyada waqtigooda dhamaaday kaas oo ay soo saari doonaan  war murtiyeed.

cabdi shire

Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire oo ka hadlay Dhibka Daawooyinka Dhacay

25th October 2018 admin 0

Xildhibaan Cabdi hsire Jamaac oo ka hadal kulanka guud ee golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaeee Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka oo […]

shube

Daawo:Abwaan Shube Shirka Garoowe waa qaran Dumis

25th October 2018 admin 0

Abwaanka wayn ee Soomaliyeed Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube ayaa asagoo ku sugan Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxuu weerar ku […]

puntland

Daawo:Saraakiisha ciidamada Puntland oo kasoo horjeestay Shirka maamul goboledyada Garoowe uga socda

24th October 2018 admin 0

Saaraakiisha Ciidamada Puntland oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul gobboleedka somaliyeed ee Puntland ayaa waxay ka hadleen Arrimaha Doorashada iyo shirka Socda […]

jiijiile

Akhriso:Wariye Jiijiile ayaa sheegay kismaayo dadka Kunool in afduub lagu haysto

24th October 2018 admin 0

Wariye Abdiqaadir jiijiile oo mudo ka shaqaynayay jubbaland aadna uga warqabo nidaamka Axmed Madoobe wax ku hogaamiyo ayaa sheegay in kismaayo ay tahay Magaalo dadka […]

mursal

Muuqaal:Golaha shacabka oo aqrinta 2-aad marsiiyey hindise sharciyeedka mihnadleyaasha caafimaadka Qaranka

24th October 2018 admin 0

Ajendaha kulanka guud ee golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka,Qeybinta iyo wax […]

matxafka

Daawo:Dadka Dagan dhismaha Madxafka Qaranka oo muddo 20-maalmood ah loo qabtay inay uga guuraan

24th October 2018 admin 0

Guddiga loo xilsaaray soo-nooleynta Matxafka Qaranka ayaa maanta markii labaad booqday Matxafka oo qeyb ka ah dib-u-soo-nooleynta Magaaladda Dhaqanka ee Muqdisho (Mogadishu Cultural City) oo […]

baardhere

Daawo:Baardheere oo Kamida Magooyinka Ugu amaanka Badan Jubbaland

24th October 2018 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu Nabada Badan ee Degmooyinka Jubbaland waxayna taas ku timid iskaashi dhexmaray Ciidamada Aminga Soomaliya […]

hilal

Video+Sawiro:Guddiga KheyraadKa Dabiiciga iyo Bay’adda ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka Batroolka iyo Macdanta

24th October 2018 admin 0

Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS […]

No Image

Top News:Gaas oo Dowlada Somaliya waydiistay Lacag 5 Milyan Dolar oo uu doorashada Puntland Ku galo

24th October 2018 admin 0

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdiwali Gaas ahna Horjoogaha Madaxda Maamul goboleedyada Galmudug, Jubbaland iyo Koonfurgalbeed ayaa waxuu codsi hoose u dirsaday Dowlada federaalka […]

yuusf

Cabashada Ciidamada Jidwaaq ee Kismaayo Waa Gar Hadii loo Garamayo

24th October 2018 admin 0

Suuragal ma ahan in cutubyo ka mid ah ciidanka Jubaland magac beeleed lagu faquuqo amaba la dhaho hub ka dhigis ha lagu sameeyo. Waa arrin […]

No Image

Daawo:Qaar kamida Bulshada Galmudug oo kasoo horjeesatay Shirka maamul Goboleedyada

24th October 2018 admin 0

Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa kasocda Shirka qaar Mida Madaxda maamul goboleedyada, Hadaba qaar kamida Bulshada Galmudug ayaa waxay […]

dagaal

DhageysoXaalka saaka ku waa Bariisteen deegaannada dagaal beeleedku ka dhacay ee gobolka Sool

24th October 2018 admin 0

Degaanka dhumay ee gobolka sool ayaa waxaa shalay ka dhacay dagaal Gaystay qasaaro xoog badan kaas oo ku nafwaayeen dad kabadan 40 qof halka intaasi […]

No Image

Daawo:Khudbadihii Ra’iisalwasare Khayre wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliha Ciidanka ka jeediyeen wasarada Gaashaandhiga

24th October 2018 admin 0

Waa Inaad Tihiin Ciidan Tayeysan, Tirsan oo la ogyahay meeshay kala Joogaan, Kala dambayn leh ka madax banan Musuq nmaasuq aana ushaqayn Qolo gaar, waa […]

No Image

Daawo:Wasiiro Kamida Dowlada Soomaliya oo Booqday Tiyaatarka Muqdisho

24th October 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes