Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire oo ka hadlay Dhibka Daawooyinka Dhacay

cabdi shire

Xildhibaan Cabdi hsire Jamaac oo ka hadal kulanka guud ee golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaeee Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadleyaasha Caafimaadka Qaranka oo shir gudoominaayey Guddoomiyaha golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxuu xildhibaan Cabdi shire ku dheeraaday qatarta ay u lee dahay Daawacada Dhacaday ummada Soomaliyeed iyo sidii Looga Hortagi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.