Daawo:Abwaan Shube Shirka Garoowe waa qaran Dumis

shube

Abwaanka wayn ee Soomaliyeed Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube ayaa asagoo ku sugan Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxuu weerar ku qaaday shirka Garoowe uga socda Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxuu sheegay Shirka Garoowe oo qaar kamida maamul goboleedyada waa Qarana Dumis dana uguma jirto shacabka Soomaliyeed.

Abwaan Shube ayaa waxuu kaloo sheegay inaysan wax la aqbali karo ahayn in labo beelood oo Puntland ah Sool isku laynayaan Garoowana Siyaasiyiin noo soo dalxiis tagay ayaa lagu shirinayaa waana in shacabka, Culumada, Odayaasha si dag daga haloogu gurmado dadkaas dagaal beeleedka isku dhamaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.