Daawo:Saraakiisha ciidamada Puntland oo kasoo horjeestay Shirka maamul goboledyada Garoowe uga socda

puntland

Saaraakiisha Ciidamada Puntland oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul gobboleedka somaliyeed ee Puntland ayaa waxay ka hadleen Arrimaha Doorashada iyo shirka Socda Magaalada garoowee ee ay ku kualn san yihiin Madaxda maamul Goboleedyada qaarkood ayagoo ku tilmaamay shirkaan mid qalad ah oo danta Soomaliyeed ka shaqeynayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.