Daawo:Khudbadihii Ra’iisalwasare Khayre wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliha Ciidanka ka jeediyeen wasarada Gaashaandhiga

Waa Inaad Tihiin Ciidan Tayeysan, Tirsan oo la ogyahay meeshay kala Joogaan, Kala dambayn leh ka madax banan Musuq nmaasuq aana ushaqayn Qolo gaar, waa inaan Kala duwanaataan adiga iyo kuwa wax laynaya waa in adinka Laydinku soo cararaa kuwa waxa dilayana laga soo Cararaa Taasi waa hadaladii Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda difaaca dalka iyo taliska ciidanka xoogga.

Waxaa Kaloo ka hadlay Munaasabadaas Wasiirka Gaashaandhiga Soomaliya Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Soomaliyeed Daahir Aadan Cilmi ayakoo sheegay indhawaan Alshabab laga Sifaynayo dalka soomaliya laga Bilaabo Gaalkacyo muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo dalkoo dhan.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.