DhageysoXaalka saaka ku waa Bariisteen deegaannada dagaal beeleedku ka dhacay ee gobolka Sool

dagaal

Degaanka dhumay ee gobolka sool ayaa waxaa shalay ka dhacay dagaal Gaystay qasaaro xoog badan kaas oo ku nafwaayeen dad kabadan 40 qof halka intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen , wararka ka imaanaya deeganadaas ayaa waxay sheegayaan in saaka Xaalada Dagan tahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.