Daawo:Qaar kamida Bulshada Galmudug oo kasoo horjeesatay Shirka maamul Goboleedyada

Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa kasocda Shirka qaar Mida Madaxda maamul goboleedyada, Hadaba qaar kamida Bulshada Galmudug ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen shirkaas Garoowe ka socda.

Wariye Mahad Bashiir Ayaa waxuu wax ka waydiiyey bulshada ku dhaqan Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud sida u arkaan shirkaas kasocda Garoowe waxayna shirkaas ku tilmaameen mid Fowda ah oo loogu danaynayo Hogaamiyaasha waqtigooda sii dhamaadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.