Daawo:Baardheere oo Kamida Magooyinka Ugu amaanka Badan Jubbaland

baardhere

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu Nabada Badan ee Degmooyinka Jubbaland waxayna taas ku timid iskaashi dhexmaray Ciidamada Aminga Soomaliya iyo Bulshada Degmada Baardheere.

Hoos Kadaawo warbixin uu ka diyaariyey Wariye Warsame Haaji

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.