Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2018

calixaaji

Musharax Mdaxweyne Ee Puntland CaliXaaji Warsame Ayaa lagu Soo Dhoweyey Galkacayo.

27th October 2018 admin 0

Dalka Kuwayt oo Beesha caalamka uga baaqday inay taageeraan Soomaaliya

27th October 2018 admin 0

Share on Facebook   Tweet on Twitter    Dowladda Kuweyt  ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay taageero siyaasadeed iyo mid maadi ah u fidiyaan Soomaaliya […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Kheyre oo furay Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

27th October 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si rasmi ah u furay Shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka […]

wasiir

Daawo:Shacabka Soomaliyeed oo ku dhibaataysan Garoonka Diyaradaha Muqdisho iyo Amaradii wasiirka Duulista oo shaqayn waayey

27th October 2018 admin 0

Shacabka Soomaliyeed ee ka dhoofa Garoonka Aadan Cade ayaa waxaay ku qaban Dhibaato badan iyakoo garoonka Gudihiisa Fadhiya inta udhaxaysa 5-7 saac iaydoo aan wax […]

garbo

Daawo:Bulshada Garbaharay oo ka Faa’iidaysatay Maktabada wareegta “”Mobile Library”

27th October 2018 admin 0

Naadiga Aqriska iyo Qoraalka Gobalka Gedo ayaa bilaabay ololo Dadka loga Wacyigalinayo inay Wax Aqristaan, kuwaas oo ay Dadka ugu geynayaan Buug Aqoon Korarsi Goobahoda […]

madoobe

Jubaland Miraha Dulmiga U Dhalay ee Qaraar Ha Muudsato W/Q Dr Yusuf Duale

27th October 2018 admin 0

JUBALAND MIRAHA DULMIGA U DHALAY EE QARAAR HA MUUDSATO: Ciidamada BEESHA JIDWAAQ iyo kuwa beelaha kalee ku soo biiray gadoodka lagu diidanyahay dulmiga iyo maamul […]

maamul

Federaalkii oo Dhalay Kadib Uurkii uu kasoo qaaday ImbigaatiDhawr iyo Toban sano Kadib W/Q Jimcaale

27th October 2018 admin 0

Qof kasta oo wax yar oo Soomaalinimaa jirkiisu ku jirto u malayn maayo in dhawaaqa ka soo yeeray Garoowe uu la yaabaayo ee waa waxay […]

mssmul

Daawo:Madaxdii Maamul goboleedyada oo k haluulay Garoowe

27th October 2018 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Dr Abduwali Maxamed Cali Gaas iyo Golihiisa Wasiirada ayaa Sagoontiyay Madaxdaxwaybna yaasha dawladad gabololeed oo Garowe u joogay shirkii Golaha iskaashaaga Dowlad gaboleedyada.

baladxawo

Sawiro:Kooxaha DHABAD iyo MBC oo usoo baxay Finalka Ciyaarihii kasocday Degmada Baladxaawo

26th October 2018 admin 0

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kasocday 14 bari Ciyaaro ay ka qeyb galeen ku dhawaad 20 koxood oo Zera A ah oo ka […]

dab

Daawo:Khasaaraha Ka Dhashay Dabka Ka Kacay Suuqa Magaalada Laascanood

26th October 2018 admin 0

Magaalada Laascanood ayaa waxaa ka kacay dab xoogan kaas oo qasaaro ugaystay Meherada Magaalada Laascanood, dabkaan Xooga Badan ma gasay qasaaro Nafeed.

yariisow

Muuqaal:Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Bilaabay Bur burinta Dhismayaal sharci Darro ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

26th October 2018 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta bilaabay burburinta Guryo ay si sharcidarro ah loo dhisay kuwaas oo soo galeen wadooyinka ku yaalla degmada waaberi ee Gobolka […]

waftisilam

Daawo:Soomaaliya oo marti-galineysa kulanka Dalalka Iskaashiga Islaamka

26th October 2018 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa marti gelineysa shir heer wasiir ah oo kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamku ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho Berri oo […]

alankay

Daawo:Xildhibaan Cabdulahi Xasan ayaa ka warbixiyey Dil ay Ciidamada Kenya ka gaysteen Gobolka Gedo

26th October 2018 admin 0

Xildhibaanka Cabdulahi Xasan “Alankey” oo kamida Xildhibanada Barlamanka Soomaliya ayaa waxuu Baarlamaanka Federalka Soomaaliya uga war bixiyey xasuuqa Ciidamada Kenya ku hayaan shacabka Gobolka Gedo […]

dhaawac

Daawo:Dhaawacii Dagalka ka Socda Gobolka sool oo Muqdisho soo gaaray

26th October 2018 admin 0

Dowlada Soomaliya ayaa waxay Keentay Magaalada muqdisho dadkiii ku dhaawacmay Dagaalkii ka dhacay Gobolka Sool halkaas oo labo beelood ku dagaalameen, Dagaalkaan ayaa waxuu gaystay […]

shabab

Ciidamada Dowlada oo Cagta mariyey Koox katirsan argagixisada Al-Shabab

26th October 2018 admin 0

Sarkaal sare oo Ururka Al-Shabaab u qaabbilsanaa Canshuuraha ayaa lagu dilay howl-gal ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ka fuliyeen qaybo ka mid ah Gobolka […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes