Daawo:Xildhibaan Cabdulahi Xasan ayaa ka warbixiyey Dil ay Ciidamada Kenya ka gaysteen Gobolka Gedo

alankay

Xildhibaanka Cabdulahi Xasan “Alankey” oo kamida Xildhibanada Barlamanka Soomaliya ayaa waxuu Baarlamaanka Federalka Soomaaliya uga war bixiyey xasuuqa Ciidamada Kenya ku hayaan shacabka Gobolka Gedo Gobolka Gedo.
Xildhibaan Cabdulahi Xasan “Alankey” waxuu ka war bixiyey xasuuqyadii kala duwanaa ee Ciidamada kenya ka geesteen Gobolka Gedo kuwaas oo isugu jira Dil, Kufsi, burburin hantida shacabka Soomaliyeed, waxuuna ugu dambayntii ka warbixiyey Dhacdadii ugu dambaysay ee ka dhacday Deegaan Faafaxdhuun oo katirsan halkaas oo Ciidamada kenya ku dileen 3 Caruura waxayna kudhaawaceen haween iyo oday 80 Jiro ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.