Daawo:Dhaawacii Dagalka ka Socda Gobolka sool oo Muqdisho soo gaaray

dhaawac

Dowlada Soomaliya ayaa waxay Keentay Magaalada muqdisho dadkiii ku dhaawacmay Dagaalkii ka dhacay Gobolka Sool halkaas oo labo beelood ku dagaalameen, Dagaalkaan ayaa waxuu gaystay qasaaro aad bnadan oo isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.