Muuqaal:Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Bilaabay Bur burinta Dhismayaal sharci Darro ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho.

yariisow

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta bilaabay burburinta Guryo ay si sharcidarro ah loo dhisay kuwaas oo soo galeen wadooyinka ku yaalla degmada waaberi ee Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.