Sawiro:Kooxaha DHABAD iyo MBC oo usoo baxay Finalka Ciyaarihii kasocday Degmada Baladxaawo

baladxawo

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kasocday 14 bari Ciyaaro ay ka qeyb galeen ku dhawaad 20 koxood oo Zera A ah oo ka dheelo degmada Baladxaawo, Ciyaarahaan oo daawashadooda ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo waxaana ugu danbeyntii isugu soo haray labo kooxood oo kala ah MBC iyo DHABAD  waxaana lafilayaa inay Maalinta Axada ah ee Soo socota ay  Ciyaar kulul ku dhexmari doonto Garoonka ciyaraha Degmada Baladxaawo.

baladxawo baladxawo baladxawo
baladxawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.