Daawo:Bulshada Garbaharay oo ka Faa’iidaysatay Maktabada wareegta “”Mobile Library”

garbo

Naadiga Aqriska iyo Qoraalka Gobalka Gedo ayaa bilaabay ololo Dadka loga Wacyigalinayo inay Wax Aqristaan, kuwaas oo ay Dadka ugu geynayaan Buug Aqoon Korarsi Goobahoda Ganacasiga iyo Xarumaha Waxbarshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.