Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

turkey

Sawiro”Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Turkiga Oo Muqdisho Soo Gaaray

22nd February 2018 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho,waxaana si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Aden […]

deg

Deg-Deg Wasaarada Amniga Soomaaliya oo Sheegtay In Magaalada Muqdisho Ku Jiraan Gawaari Laga Soo Buuxiyay Qaraxyo.

22nd February 2018 admin 0

Wasiirka Wasaarada Amniga ee Xukuumada Somalia Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa sheegay In Magaalada Muqdisho soo Galeen gawaari ay Saaranyhiin Walxaha qarxa. Hadalkaan ayuu wasiirka […]

No Image

Dhageyso:Gudoomiye yariisow Cashuurtii Gobolka Banaadir waa la Musuqmaasuqay

22nd February 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Craxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in Canshuurta Laga qaado Gobolka Banaadir la musuq maasuqay, […]

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare oo xukumadda ku booriyay in la hirgaliyo Shan Xarumood oo muhiim ah

22nd February 2018 admin 0

Gudoomiyaha golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Cabdi  Xaashi Cabdulaahi ayaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya  u soo jeediyay in ay ku dadaasho hirgalinta Xarumaha Akadeemiyada […]

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiga oo soo dhaweeyay diblomaasiyiin Soomaali ah oo Turkiga tababar u jooga +Sawirro

22nd February 2018 admin 0

Safiirka Jamhuuiriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga H.E. Mr. Jama Abdullahi Mohamed ayaa xaflad casha sharaf soo dhoweyn ah ugu sameeyay Caasimadda Ankara toban “10” […]

Sawiro:-Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Tababar U Soo Xiray 130 Askari

22nd February 2018 admin 0

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed […]

No Image

Masuuliyiin sare oo ka socda Hirshabeelle oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti

22nd February 2018 admin 0

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalakasi Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, iyadoona kulan ay ku […]

Ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Baardheere.

22nd February 2018 admin 0

Wararka laga helaayo Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaay in degmadaas ay ku dagaalameen Ciidamo Itoobiyaan ah  iyo Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday […]

Dahab lagu qiimeeyay 1 milyan oo Doolar oo lagu qabtay garoon ku yaalla Kenya

22nd February 2018 admin 0

Ciidamada Ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Nin u dhashay dalka Tanzaniya ka hor inta uusan korin diyaarad ku sii jeeday magaalada Dubai. Sidda […]

No Image

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta

22nd February 2018 admin 0

Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray qaybaha kala duwan ee Ciidanka Asluubta 48 guuradii kasoo wareegatay xuska Maalinta […]

Maalinta Ciidamada Asluubta oo la xusayo.

22nd February 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa waxaa maanta waxaa lagu qabanaya munaasabad lagu xusaayo 48-sano guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka Asluubta. […]

No Image

Guddoomiye Yarisow “Haweenka la’aantood dawladda ma shaqeyn karto waayo waa laf-dhabarka bulshada”.

22nd February 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada Haweenka Gobolka, isagoo ku bogaadiyey kaalinta muuqata ee […]

Soomaliya oo lagu eedeeyay in ay si xun ula dhaqanto Carruur ku xeran Xabsiyada Dowlada.

22nd February 2018 admin 0

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch oo maanta warbixin soo saartay ayaa dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada ku […]

No Image

Daawo:Xaflad Lagu taageerayo waxqabadkii dowlada Soomaliya ayaa London ka dhacay

22nd February 2018 admin 0

Munaasabad si heer sarre loo soo agaasimay oo lagu taageerayo wax qabadkii dowlada Soomaliya ayaa waxay ka dhacaday Magaalo madaxda Dalka Ingrisiika ee London, Xafladaan […]

No Image

Howlagallo lagu xaqiijinayo amniga oo ka dhacay Dhoobleey

22nd February 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes