Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta

Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray qaybaha kala duwan ee Ciidanka Asluubta 48 guuradii kasoo wareegatay xuska Maalinta Ciidanka Asluubta oo ku beegan 22-February sanadkii 1970kii.

“Sanadguurada 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed awgeed, waxaan Hambalyo leeyahay, Sareeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, Alifleyda dableyda Ciidanka Asluubta, Xaasaskooda iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed inay horumar ku gaaraan Sanadkan kiisa kale” ayuu yiri Sareeyo Guud Bashiir.

48-kii Sana ee uu soo jiray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxa uu soo maray marxalado kala duwan, iyadoo wixii ka dambeeyay 1991-kii oo ah xilligii ay meesha ka baxday Dowladdii Milliterigana uu talisku marayo heerkii ugu tayada wacnaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.