Daawo:Xaflad Lagu taageerayo waxqabadkii dowlada Soomaliya ayaa London ka dhacay

Munaasabad si heer sarre loo soo agaasimay oo lagu taageerayo wax qabadkii dowlada Soomaliya ayaa waxay ka dhacaday Magaalo madaxda Dalka Ingrisiika ee London, Xafladaan ayaa waxaa Soo qaban qaabyey Jaaliyada Soomaliyeed ee London waxaana kazoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada sida culumada dhalinyarada,Haweenka aqqon yada Iyo Siyaasiyiinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.