Dhageyso:Gudoomiye yariisow Cashuurtii Gobolka Banaadir waa la Musuqmaasuqay

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Craxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in Canshuurta Laga qaado Gobolka Banaadir la musuq maasuqay, Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay inaysan Qasnada Dowlada hoose ee xamar aysan ku dhicin lacagta Canshuurta ah ee laga aruuriyo ganacsatada Magaalada Muqdisho balse Maamulkiisu uu ku dedaalayo in hada wixi ka danbeeya dib u habeeyn lagu sameeyo si loo hormariyo Dhaqaalaha Gobolka sidoo kale na dadka laga qaadayo Canshuurta loo Sameeyo Adeegyada ay u baahanyihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.