Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

markab

Daawo:Dekad ku meel gaara oo Boosaaso laga dhisayo si loo bad baadiyo doon ku soo caariday

7th February 2018 admin 0

Bulshada Boosaaso Iyo Ganacsatada ayaa waxay wadaan hawl gal lagu badbaadinaayo Dooni ay saaran tahay Hanti ka badan todobo Malyan oo doolar, waxaa isi sooo […]

Maamulka G/ Banaadir oo digniin u diray Ganacsatadda Muqdisho

7th February 2018 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa digniin u diray ganacsatada Soomaaliyeed, iyo dadka kale ee dalka soo galiya daawooyinka dhacay ama ay tayadooda ay liidato. Kadib markii […]

No Image

Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Milateriga Oo Lagu muqdisho.

7th February 2018 admin 0

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa la sheegay in ay Sarkaalkaan ku dileen degmada Hodan ee Gobolkan Banadir. Sarkaalkaan oo Magaciisa lagu sheegay Xiidle Farxaan Barkhad […]

Sawirro:-Arday Imtixaan U Gashay Hogaanka Caafimaadka Ee Ciidanka Xooga Dalka.

7th February 2018 admin 0

200 Ardey oo kasoo qalin jabisay Jaamacadaha kala duwan ee dalka ayaa waxaa maanta xarunta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed looga qaaday Imtixaano la xiriira Dhaqtar iyo […]

Al-Shabaab oo sheegtay masuuliyada weerarkii xalay ka dhacay magaalada boosaaso.

7th February 2018 admin 0

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay kooxo hubeysan ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Booliska ee magaalada Boosaaso. Weerarkaas oo socday mudo saacado ah ayaa […]

salaam

Dhismaha Macadka cusub ee Al-Salaam ayaa laga dhagax dhigay deegaanka Oodan ee Baladxaawo

7th February 2018 admin 0

Waxaa Deegaanka Oodan oo Degmada Baladxaawo u jira Sadex Kiilo laga dhagax dhigay Macadka Salaam oo lagu baranaayo culuumta Diinta, Munaasabadii lagau dhagax dhiigaayey Macadka […]

Taliska Booliska Afgooye Oo Ka Hadlay Dilalka Iyo Weerarada Ka Dhaca Degmadaas

7th February 2018 admin 0

Taliyaha Saldhigga degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Mursal Nuunoow oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu beeniyey wararka sheegaya in dilalka iyo weerarada […]

Galmudug oo ku baaqday in xal loo helo dagaal beeleedyada Balanbal ee G/Galgaduud.

7th February 2018 admin 0

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxda Xukumadda Galmudug iyo Xildibaano ka tirsan BFS iyo Maamulka Galmudug oo ka qeyb galay gogol lagu heshiisiinaye Beelo ku […]

Ciidamada amaanka oo boqolaal qof ku qabtay Baaritaano laga sameeyay Muqdisho

7th February 2018 admin 0

Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa xalay Howlgal xoog leh ka sameeyay xaafado ka mid ah degmada Hodan ee gobalka Banaadir, waxaana lagu soo qab qabtay […]

Shirka Golaha amniga Qaranka oo lagu wado in maanta la soo gaba-gabeeyo.

7th February 2018 admin 0

Shirka Golaha amniga Qaranka oo maalintii Shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa Gelinka Dambe ee maanta lagu soo gaba-gabeeyo magaalada Muqdisho, waxaana sidoo […]

ciro

Gudoomiyaha Ciro Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Ay Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi

6th February 2018 admin 0
saabir

Akhriso:Qormo Anfici Doonta Dhalinyarada Jubbaland W/Q Saabir Abdulkadir Warsame

6th February 2018 admin 0

Ururka Dhalinyarada Jubbaland waa kuwama? Waxaa jiro Urur la baxay Ururka Dhalinyarada Jubbaland waxana Gudoomiye isu magacaabay shaqsi halka Gudoomiye Gobol iyo degmana uu u […]

umul

Daawo:Shiiq Umul oo iska fagooyey eedeemo loo soo jiidayey

6th February 2018 admin 0
No Image

Daawo:Barnaamij gaar ah ku saabsan Xarunta Barashada Diiniga ah ee Daarul_iimaan ee Degmada Caabudwaaq iyo sida looga Faa’iidaysto.

6th February 2018 admin 0

Waxaan Halkaan idinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah ku saabsan Xarunta Barashada Diiniga ah ee Daarul_iimaan ee Degmada Caabudwaaq iyo sida looga Faa’iidaysto waxana war […]

wado

Daawo:Ururka Haweenka Degmada Garbahaarey oo Bilaabay olole Nadaafeed

6th February 2018 admin 0

Ururka Haweenka Degmada Garbahaarey ayaa Bilaabay olole Nadaafeed oo bilicda Magaaalada Lagu soo celinaayo mana ahan markii uGu horaysay oo ay sameeyeen ololahaan iskaa wax […]

Posts pagination

« 1 … 20 21 22 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes