Dhismaha Macadka cusub ee Al-Salaam ayaa laga dhagax dhigay deegaanka Oodan ee Baladxaawo

salaam

Waxaa Deegaanka Oodan oo Degmada Baladxaawo u jira Sadex Kiilo laga dhagax dhigay Macadka Salaam oo lagu baranaayo culuumta Diinta, Munaasabadii lagau dhagax dhiigaayey Macadka Al-salaam aya waxaa kasoo qayb galay Culumo.waxgarad,Dhalinyaro Iyo Maamulka Degmada Baladxaawoo ee Gobolka Gedo.

Ugu dambayntii waxaa loogu baaqay in laga qayb qaato dhismaha Macadka Al-Salaam Iyo mashaarixda kale ee kasocota Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.