Daawo:Ururka Haweenka Degmada Garbahaarey oo Bilaabay olole Nadaafeed

wado

Ururka Haweenka Degmada Garbahaarey ayaa Bilaabay olole Nadaafeed oo bilicda Magaaalada Lagu soo celinaayo mana ahan markii uGu horaysay oo ay sameeyeen ololahaan iskaa wax uqabso ah, Uruurkaan haweenka Degmada Garbahaaray ayaa waxay mudooyinkii dambe ku hawlanaayeen wax kaqabashada Bilicda Magalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.