Daawo:Barnaamij gaar ah ku saabsan Xarunta Barashada Diiniga ah ee Daarul_iimaan ee Degmada Caabudwaaq iyo sida looga Faa’iidaysto.

Waxaan Halkaan idinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah ku saabsan Xarunta Barashada Diiniga ah ee Daarul_iimaan ee Degmada Caabudwaaq iyo sida looga Faa’iidaysto waxana war bixin kasoo diyaariyey wariyaha warbaahinta qaranka ee Waqooyiga Galgaduud Wariye Sarre Cabdikariim Bulxan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.