Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

Dowlada Soomaaliya oo u jabaawtay Maadaxweynaha Eritrea.

25th January 2018 admin 0

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa jawaab adag ka bixisay hadal Todobaadkii hore ka soo baxay madaxweynaha Dalka Eritrea  Isaias Afwerki. Madaxweyne Isaias Afwerki,ayaa todobaadkii […]

No Image

Maamulka jamacada Ummada Faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq ayaa uga Mahad celiyey dadkii kalinta wayn ka gaystay

25th January 2018 admin 0

Mamulki hore ee jamacada Galgaduud ee magalada Caabudwaaq oo hada noqotay jamacada ummadda fareceeda Galmudug ayaa maanta kulan ay yesheen waxay kaga warbixiyeen dadkii kalinta […]

janan

Daawo:Wafdi Isugu jiro Wasiiro Sarakiil Ciidan Oo ka Socda Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa gaaray Garbaaharay

25th January 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Garbaaharay Gaaray Wafti Balaaran oo ay kamid yihiin Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Janan,Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Darwiish ,Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed […]

sanbaloshe

Kursigii Sanbaloolshe ee Baarlamaanka oo loolan adag uu ka jiro iyo Imaaraatka oo Murashaxiin Keensaday.

24th January 2018 admin 0

Waxaa lagu wadaa in Billowga Isbuuca soo socdo lagu qabto xarunta Dowllad Goballeedka Hirshabeelle doorashadda kursigii uu baneeyay Taliyihii hore Nabad suggidda Sanbaloolshe. Doorashaadaan oo […]

dagaal

Salaadiin Baaq U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag

24th January 2018 admin 0
kaasim

Daawo:Suxufiyiinta Madaxa Banaan Ee Jubbaland Ayaa Doortay Gudoomiye Cusub Maxamed Kaasim “Waxar”

24th January 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo ee xarunta Ku meelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland waxaa ka dhacday doorasho lagu dooranaayo Gudoomiyaha Suxufiyiinta Madaxa Banaan Ee Jubbaland waxay doorashadaan ka […]

farmajo

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

24th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax […]

No Image

Muqdisho Maxaa ka Maqan? W/Q Ibrahim Aden Shire

24th January 2018 admin 0

Doodadda maqaamka Muqdisho maahan mid nagu cusub. Ilaa maalinti maamul goboleedyadu dalka ka bilowdeen, reer Muqdisho waxay u halgamayeen in magaaladu maamul goboleed noqoto. Ree […]

timo

Timo jarayaasha Hargeysa aya ka cabanaya Ethiopian shaqadoodii qaatay iyo Xukuumadda oo qirtay inshaqadii qaateen Ajaanib

24th January 2018 admin 0

Tima jarayaasha Soomaliland ayaa waxaay ka cabanayaan shaqadoodii tima jarnimada ahayd inay qaateen Itoobiyaan tima jare ka furtay Hargaysa, shacabka Soomaliland qaarkood ayaa sheegaya in […]

barlamanka

Daawo:Labada gole ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa kulan looga arinsanayay arrimaha dastuurka ku yeeshay Muqdisho

24th January 2018 admin 0

Kulankaan ay guddiga la socodka iyo dib u eegista Barlamanka Federaalka Soomaliya Iyo guddiga madaxa banaan ee Dastuurka ay la qaateen qeybaha bulshada, ayaa waxa […]

china

Shiinaha oo Deeq Gargaar ah soo gaarsiiyey Dowlada soomaliya”Sawirro

24th January 2018 admin 0

Dowlada Shiinaha ayaa Shixnad gargaara Soo Gaarsiisay dowlada Soomaliya oo loogu talagalay barakacayaasha Soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaaraha, Safiirka dowlaha Shiinaha Soomaaliya u fadhiya Qin […]

Sawirro:-Axmed Madoobe”Qorshaha Amni Iyo Midka Horumar Waan Gaarsiineynaa Degmooyinka Ku Jira Gacanta Jubbaland”

24th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland iyo xubno maamul oo maalmahan […]

Puntland oo Askar usoo qabatay dilka Taliyihii Booliska Galdogob.

24th January 2018 admin 0

Xasan Maxamed Khaliid Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntaland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan Askar loo maleynaayo inay ka danbeeyeen […]

Jarmalka oo Soomaaliya ugu deeqday Malaayiin Lacag ah.

24th January 2018 admin 0

Dawladda Jarmalka ayaa sheegtay in Dowlada Soomaaliya ay ugu yabooheyso lacag dhan 32 Milyan oo Euro oo ay ugu tala gashay in lagu taageero kaabayaasha […]

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre oo khudbad ka jeedin doono Shirka dhaqaalaha Aduunka kana dhici doona Dalka Swezerland.

24th January 2018 admin 0

Faadumo C/llaahi Insaani Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Swezerland ayaa tilmaantay in R/wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa kuna aadan […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes