Daawo:Suxufiyiinta Madaxa Banaan Ee Jubbaland Ayaa Doortay Gudoomiye Cusub Maxamed Kaasim “Waxar”

kaasim

Magaalada Kismaayo ee xarunta Ku meelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland waxaa ka dhacday doorasho lagu dooranaayo Gudoomiyaha Suxufiyiinta Madaxa Banaan Ee Jubbaland waxay doorashadaan ka dhacada wasartada warfaafinta Jubbaland waxaana loo doortay gudoomiye Maxamed Kaasim Cali “waxar” oo ah suxufi rug cadaa ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.