Timo jarayaasha Hargeysa aya ka cabanaya Ethiopian shaqadoodii qaatay iyo Xukuumadda oo qirtay inshaqadii qaateen Ajaanib

timo

Tima jarayaasha Soomaliland ayaa waxaay ka cabanayaan shaqadoodii tima jarnimada ahayd inay qaateen Itoobiyaan tima jare ka furtay Hargaysa, shacabka Soomaliland qaarkood ayaa sheegaya in laga shaqo fiican yahay timajarayaasha Soomaliland waana mida keentay in laga jarto Itoobiyaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.