Daawo:Labada gole ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa kulan looga arinsanayay arrimaha dastuurka ku yeeshay Muqdisho

barlamanka

Kulankaan ay guddiga la socodka iyo dib u eegista Barlamanka Federaalka Soomaliya Iyo guddiga madaxa banaan ee Dastuurka ay la qaateen qeybaha bulshada, ayaa waxa uu ahaa kulan wadatashi ah, waxaana ka soo qaybgalay guddoomiyaha Golaha Aqalka sare, Siyaasiyii, Waxgarad, Culumaa’udiin, Ururada bulshada iyo Bahda naafada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.